• Home
  • Apps
  • Education
  • 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧

🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK

No rating yet

Quraanka Kariimka ah ee kitaabka islaamka oo buuxa Audio... [readmore]


⇣ Download APK (47.26 MB)

This is an original APK file direct fetch from google play. It is safe to download and free of any virus.

Version 1.0.0
Update
Size 47.26 MB
Category Education
Developer Blue Programing
Downloads ↓ 1K
⇣ Download APK (47.26 MB)

This is an original APK file direct fetch from google play. It is safe to download and free of any virus.

File Infos

License type Free
Version 1.0.0
Size 47.26 MB (49557157)
Filename com.blue.coran.somali_1030_49557157.apk
Requirement 4.1 and up
Type app
Category Education
Package name: com.blue.coran.somali
Slogan: Quraanka Kariimka ah ee kitaabka islaamka oo buuxa Audio

APK Permissions


‣ android.permission.INTERNET
‣ android.permission.ACCESS_FINE_LOCATION
‣ android.permission.ACCESS_COARSE_LOCATION
‣ android.permission.WRITE_SETTINGS
‣ android.permission.WRITE_EXTERNAL_STORAGE
‣ android.permission.WAKE_LOCK
‣ android.permission.FOREGROUND_SERVICE
‣ com.google.android.gms.permission.AD_ID
‣ android.permission.READ_EXTERNAL_STORAGE
‣ android.permission.ACCESS_NETWORK_STATE
‣ android.permission.RECEIVE_BOOT_COMPLETED


APK used Features


‣ android.hardware.location
‣ android.hardware.location.gps
‣ android.hardware.location.network
‣ android.hardware.touchscreen

Screenshots (11 images)

🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 1 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 2 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 3 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 4 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 5 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 6 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 7 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 8 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 9 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 10 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 screenshot 11

About 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK

🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 poster
🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK version 1.0.0 poster

Latest update [menu]


Nooca 1.0.1 aad ee Soomaaliga

Description [menu]


Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa isla markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.

Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.
Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.

Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.

Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.

Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.
Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

How to install 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK for Android [menu]


Download 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK file (com.blue.coran.somali_1030_49557157.apk) from SameAPK.com, then follow these steps:

Update Phone Settings

  • Go to your phone Settings page
  • Tap Security or Applications (varies with device)
  • Check the Unknown Sources box
  • Confirm with OK

Go to Downloads

  • Open Downloads on your device by going to My Files or Files
  • Tap the APK file you downloaded (com.blue.coran.somali_1030_49557157.apk)
  • Tap Install when prompted, the APK file you downloaded will be installed on your device.

How to install 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK on Windows 7/8/10 or MAC PC? [menu]


Download 🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK file(com.blue.coran.somali_1030_49557157.apk) from SameAPK.com to your PC (ex: /Users/xxx/Downloads/(com.blue.coran.somali_1030_49557157.apk)), then follow these steps:

Using Emulator:

  • Download And Install one Emulator Softwares (Ex: Bluestacks, GenyMotion, NoxPlayer)
  • Simple install APK on PC by drag and drop file com.blue.coran.somali_1030_49557157.apk on Emulator screen

🌟🎶Quraan MP3 Af Soomaali Quraanka Kariimka🌟🔊🎧 APK Pros & Cons [menu]


Pros
  • This app is safe, it's not require high risk permissions
  • Compatible with 64-bit device (some android device and current Bluestacks)

Cons
  • No best performance On PC (Windows, MAC) (because it's not exists X86 variant)



Similar applications [menu]


New Apps



Comments

No comment Yet.