Table Of Contents
Latest update [menu]
✅ Waa Midka Ugu dambeeyay Appka Aqoon Guud
Description [menu]
Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-
-99ka magaca ee Allaah :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.
-Siiradii Nabiga Nnkh :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.
-Xikmadooyin :-
Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.
-Weydiimo iyo warcelin:-
Qeybtaan waa qeyb kale oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan sida:-
1:Suaalooyin Diini.
2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada kale ee caalamka.
3:Hal-xiraale.
oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.
-Xulasho:-
Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-
-Xasuusin Maalinle Ah:-
Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.
How to install Aqoon Guud APK for Android [menu]
Download Aqoon Guud APK file (com.walaalkiina.AbdikaniWaano.Aqoonguud_6_7412016.apk) from SameAPK.com, then follow these steps:
Update Phone Settings
- Go to your phone Settings page
- Tap Security or Applications (varies with device)
- Check the Unknown Sources box
- Confirm with OK
Go to Downloads
- Open Downloads on your device by going to My Files or Files
- Tap the APK file you downloaded (com.walaalkiina.AbdikaniWaano.Aqoonguud_6_7412016.apk)
- Tap Install when prompted, the APK file you downloaded will be installed on your device.
How to install Aqoon Guud APK on Windows 7/8/10 or MAC PC? [menu]
Download Aqoon Guud APK file(com.walaalkiina.AbdikaniWaano.Aqoonguud_6_7412016.apk) from SameAPK.com to your PC (ex: /Users/xxx/Downloads/(com.walaalkiina.AbdikaniWaano.Aqoonguud_6_7412016.apk)), then follow these steps:
Using Emulator:
- Download And Install one Emulator Softwares (Ex: Bluestacks, GenyMotion, NoxPlayer)
- Simple install APK on PC by drag and drop file com.walaalkiina.AbdikaniWaano.Aqoonguud_6_7412016.apk on Emulator screen
Aqoon Guud APK Pros & Cons [menu]
Pros
- This app is safe, it's not require high risk permissions
- Compatible with 32 bit device (most Emulator using 32bit arch CPU)
- Compatible with 64-bit device (some android device and current Bluestacks)
Cons
Everything is good.